Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-10 Sano kadib Ismaaciil Cumar iyo Esias Afawarqi oo Jidda ku...

DAAWO MUUQAAL:-10 Sano kadib Ismaaciil Cumar iyo Esias Afawarqi oo Jidda ku kulmay

551
0
SHARE

Magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay muddo toban sano ah ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Ismaaciil Cumar Geelle iyo Esias Afawarqi ayaa la filayay in ay heshiis nabadeed kala saxiixdaan balse ilaa haatan ma jiro wax heshiis ah oo ay kala sixiixdeen.

Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan bin Cabdalcasiis ayaa fidiyay gogosha ay ku wada hadleen labadaas masuul.

Saxan saxo nabadeed oo ka billaabatay heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala sixiixdeen Itoobiya iyo Eritrea ayaa u muuqda in uu ku faafay geeska Afrika.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here