Home Wararka Maanta DAAWO:-Cabdiraxman Cabdishakuur oo dowlada Federaalka ku eedeeyay Mas’uuliyada khilaafka Maamul Goboleedyada!

DAAWO:-Cabdiraxman Cabdishakuur oo dowlada Federaalka ku eedeeyay Mas’uuliyada khilaafka Maamul Goboleedyada!

293
0
SHARE

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna siyaasi mucaarad aku ah Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka aysan kala maarmin ayna ka dhexeeyso wada shaqayn.

Wuxuu ka dhawaajiyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan dhab ka ahayn wadahadallada ay la galayso Dowlad Gobleedyada si loo xalliyo khilaafka haatan taagan.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri ” Dowladda dhexe waxay baraha bulshada kusoo bandhigtay casuumaad ay Maamul Goboleedyada ugu baaqayso wadahadalada”

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here