Home Wararka Maanta WAREYSI Doorashada Sweden: 7 Ruux oo Soomaali ah oo Xilal ku...

WAREYSI Doorashada Sweden: 7 Ruux oo Soomaali ah oo Xilal ku Guuleystay

538
0
SHARE

Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka mid ah dadka doorashada baarlamaan ee dalkaasi ku guuleystay.

Waxa sidoo kale maanta lakala ogaan doonaa natiijooyinka seddex ruux oo kale oo Soomaali ah, kuwaas oo iyaguna xilalka baarlamaanka dalkaasi u tartamaya.

Saciid Nuur Qaas oo ka mid ah dadkii ka shaqeynayay xarrumaha cod bixinta ee dalka Sweden, ayaa faahfaahinaya doorashooyinka guud ee Sweden sanadkan ka dhacay. Jamaal Axmed Cismaan ayuuna khadka telefoonka ugu warramay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here