Home Wararka Maanta DAAWO:-Xil Maxamed Ganey”Xamar waxaa maamulo Al-Shabab ee Fadlan Ra’isul wasaare Is Casil!

DAAWO:-Xil Maxamed Ganey”Xamar waxaa maamulo Al-Shabab ee Fadlan Ra’isul wasaare Is Casil!

928
0
SHARE

Xildhibaan Maxamed Ganey oo ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyay Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Ganey, ayaa sheegay in maamulka Magaalada Muqdisho,ay la wareegeen Ururka Al-shabaab isla markaana ah dadka degan Magaalada ay u cadaalad doontaan Maxkamadaha Al-Shabaab .

Xildhibaanka ayaa Ra’isul wasaaraha ku eedeeyay in uu fashilmay isla markaana waxa uu ka codsaday in uu si deg deg ah isku casilo.

Halkan Ka Daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here