Home Wararka Maanta DAAWO:-Xil Cismaan Xaaji” Lafoole Habeen laguma hoyan karo oo Dhalinyaradii ayaa ka...

DAAWO:-Xil Cismaan Xaaji” Lafoole Habeen laguma hoyan karo oo Dhalinyaradii ayaa ka taliso”

1317
0
SHARE

Xubnaha golaha Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa dood kulul ka yeeshay xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo guud ahaan tan dalka.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada kulanka ka hadlay ayaa si weyn u dhalliilay waxqabadka Xukuumadda hadda jirta ee dhinaca amniga.

Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali ayaa sheegay in deegaanka uu ka soo jeedo ee Lafoole in aan hal habeen lagu hoyan karin.

Wuxuu ku dhaliilay Xukuumada iyo Hay’adaha amaanka Soomaaliya in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada amaanka Dalka.

Halkan Hoose ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here