Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Wasiirka Warfaafinta Gal-mudug oo eedeeyay Dowlada Federaalka ee Soomaaliya

MUUQAAL:-Wasiirka Warfaafinta Gal-mudug oo eedeeyay Dowlada Federaalka ee Soomaaliya

419
0
SHARE

Maamulka Gal-mudug ayaa mar kale ku eedeyay Dowlada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo in ay taageerayaan garabka Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne Ku-xigeen Maxamed Xaashi Carabey.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamed Cusman Masagawaa oo maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Dhuuso Mareeb ayaa ku eedeyay Madaxweynaha in uu duulaan ku soo qaaday Maamulka Gal-mudug.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here