Home Wararka Maanta AKHRISO:- Madaxweyne Ku-xigeen Maxamed Xaashi oo Kulan isugu yeeray Golaha Wasiirada Gal-mudug

AKHRISO:- Madaxweyne Ku-xigeen Maxamed Xaashi oo Kulan isugu yeeray Golaha Wasiirada Gal-mudug

498
0
SHARE

War qoraal ah oo Ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne  xigeenka  Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa waxaa Maanta isugu yeeray Dhamaan Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug , islamarkana ay ku  Soo xaadiraan Magaalada Cadaado,  Si loo amba Qaado Hawlaha Shaqo Ee Wasiirada Horyaala.

Go’aankan ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka ayaan la ogeyn sida uu dhaqan geli doono xili Golaha Wasiirada Gal-mudug ay u kala taageersanyihiin Labada garab ee isku hayo siyaasada Maamulkaasi.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here