Home Wararka Maanta DAAWO:-Xareed Cali Xareed iyo Maxamed Xaashi oo fooda isku daray Barnaamijka Dooda...

DAAWO:-Xareed Cali Xareed iyo Maxamed Xaashi oo fooda isku daray Barnaamijka Dooda VOA-da

1023
0
SHARE

Gal-mudug ayaa  mar kale waxa ay wajaheysaa caqabad hor leh oo sababi karta in Maamulkaasi uu u kala qeyb samo labo garab oo kala taageersan Madaxweyne Xaaf dhinac ah  iyo Gudoomiye Cali Gacal Casir iyo Maxamed Xaashi Carabey oo ah Madaxweyne Ku-xigeenka Gal-mudug oo iyagana dhinac ah .

Balse Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Gal-mudug Xareed Cali Xareed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Ku-xigeenka Gal-mudug Maxamed Xaashi Carabey in Gal-mudug u bur burinayo dano shaqsiyaad.

Halka Maxamed Xaashi Carabey uu ku eedeeyay Xareed iyo Madaxweyne Xaaf in uu yihiin rag ku tuntay dastuurka Gal-mudug.

Doodaasi waxa ay shalay dhex martay Labadaasi masuul mar ay ka qeyb qaadanayeen Barnaamijka dooda ee Idaacada Voa-da ee shalay baxday.

Halkan Hoose ka dhageyso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here