Home Wararka Maanta Baarlamaanka Gal-mudug oo xilka ka qaaday Gudoomiye Cali Gacal Casir!

Baarlamaanka Gal-mudug oo xilka ka qaaday Gudoomiye Cali Gacal Casir!

607
0
SHARE

Golaha Wakiilada Gal-mudug ayaa maanta waxa ay xilkii ka qaadeen Gudoomiye Cali Gacal Casri oo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal-mudug.

Dooda xil ka qaadista Gudoomiyaha ayaa bilaabatay maalintii shalay eheed waxaana saaka kulmay Golaha Wakiilada Gal-mudug.

Tirada Maanta soo xaadirtay kulanka ayaa waxaa lagu sheegay in ay gaarayeen 147 mudane,iyadoona 146 Xildhibaan ay xilka ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir,Waxaana ka aamusay Hal Mudane.

Maalintii Talaadada ayay aheyd markii Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Cali Gacal Casir ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali xareed.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco Shabakada umadanews.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here