Home Wararka Maanta DAAWO:-Xisbiga Wadajir oo Taageeray Go’aankii Dowlad Goboleedyada ay Xiriirka Ugu Jareen Federaalka!

DAAWO:-Xisbiga Wadajir oo Taageeray Go’aankii Dowlad Goboleedyada ay Xiriirka Ugu Jareen Federaalka!

397
0
SHARE

Kamaal Guutaale, oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa wareyis gaar ah uu siiyay Telefashinka Dalsan ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo go’aankii ka soo baxay Maamul Goboleedyada ee xiriirka loogu jaray Dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Guutaale ayaa sheegay in ay dowlada federaalka ee Soomaaliya, ay ka gaabisay qancinta Dowlad goboleedyada oo door muhiim ah ku leh siyaasada Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here