Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Maamulka Gal-mudug oo eedeeyay Madaxweyne Farmaajo…….!

DAAWO MUUQAAL:-Maamulka Gal-mudug oo eedeeyay Madaxweyne Farmaajo…….!

380
0
SHARE

Maamulka goboleedka Gal-mudug ayaa war saxaafaded ay goor show soo saareen waxa ay kaga hadleen arimo dhowr ah oo la xiriira siyaasada gudaha Soomaaliya .

Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaay oo ah wasiirka Warfaafinta Gal-mudug ayaa shir jaraaid oo uu goor dhow ku qabtay Magaalada Dhuuso Mareeb ayaa ku eedeyay dowlada Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in uu faro galin toos ah ku hayo arimaha Gudaha Gal-mudug.

Wasiirka Warfaafinta ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Madaxweyne Farmaajo khudbadii shalay uu ka jeediyay furitaanka Baarlamaanka Soomaalya in uusan ku soo hadal qaadin war murtiyeedkii ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada Soomaaliya.

Halma Hoose ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here