Home Wararka Maanta DAAWO:-Gudoomiye Cali Gacal Casir “Wax Mooshin La Yiraahdo iyo Wax Xilka Iga...

DAAWO:-Gudoomiye Cali Gacal Casir “Wax Mooshin La Yiraahdo iyo Wax Xilka Iga qaadi karo Ma Jiraan!

449
0
SHARE

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Gal-mudug Cali Gacal Casir , oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan sida uu u arko mooshinka laga geeyay Baarlamaanka Galmudug.

Cali Gacal Casir, ayaa marka hore ka hadlay sida uu ula dhacsanyahay xiriirka ka dhaxeeyo Galmudug iyo Federaalka Soomaaliya.

Mr. Gacal ayaa sidoo kale ka hadlay mooshinka la sheegay in xilka loogu qaadi doontaa kaasi oo ay soo gudbiyeen 89 mudane oo ka tirsan Gal-mudug.

Gudoomiye Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in xildhibaanada Mooshinka ka geeyay ay yihiin kuwa aan wax sharciyad ah laheen.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here