Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Madaxweyne Ku-xigeenka Gal-mudug oo ka soo horjeestay Go’aamada shirka Kismaayo!

MUUQAAL:-Madaxweyne Ku-xigeenka Gal-mudug oo ka soo horjeestay Go’aamada shirka Kismaayo!

526
0
SHARE
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Gal-mudug Maxamed Xaashi Carabey oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa qaadacay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya ee maanta ku soo dhamaaday Magaalada Kismaayp.

Carabey oo ku sugan Cabudwaaq ayaa ku eedeeyay madaxda maamul goboleedyada ay qudhooda ay ka gaabiyeen wax ka qabashada arimaha ka jira deegaanamada ay madaxda ka yihiin.

Wuxuu sidoo kale sheegay in aan xiriirka aan loo jari karin Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here