Home Wararka Maanta Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Joojiyay Wada Shaqeynta Dowladda Dhexe

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Joojiyay Wada Shaqeynta Dowladda Dhexe

568
0
SHARE

Waxaa  War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Madaxda Dowlad goboleedyada dalka , waxaana shirkan oo socday mudo afar maalin ah laga soo saaray qodobo xasaasi ah.

War murtiyeedka laga soo saaray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa ayaa diirada lagu saaray dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.

Madaxda 5ta Dowlad goboleed ayaa shaaciyay in ay hakad geliyeen wada shaqeynta kala dhaxeysay dowladda Federaalka , waxa ayna eedeyn xoogan usoo jeediyeen dowlada Fedeeraalka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka Shirka Kismaayo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here