Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaadacay shirka Kismaayo lana saftay Dowlada dhexe!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaadacay shirka Kismaayo lana saftay Dowlada dhexe!

744
0
SHARE

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camey, ayaa si adag waxa uu ugu soo horjeestay go’aankii saaka ka soo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Camey oo ku sugan Garowe, ayaa wariye Cabiqani Cabdulaahi oo ka tirsan Idaacada Kulmiye waxa uu u sheegay in uu ka soo horjeedo in xiriirka loo jaro Dowladda Dhexe ee Soomaaliya isla markaana waxa uu Hogaamiayaasha Maamulada ku eedeeyay in ay gabeen kaalintooda.

Halkan Hoose ka dhageyso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here