Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Muwaadin Soomaaliyeed Oo Aan Ka Wareysanay Xaalada Ganacsatada Soomaaliyeed ee South Africa

DHAGEYSO:-Muwaadin Soomaaliyeed Oo Aan Ka Wareysanay Xaalada Ganacsatada Soomaaliyeed ee South Africa

525
0
SHARE

Waxaa kordhay weerarada  lagu beegsanayo Ajaanibta goobaha gacansiga ku magaalooyin ka tirsan dalka Koofur Afrika.

Deegaanka Suweto oo ka tirsan Gobolka johannesburg  ayaa ah halka ugu badan oo ay ka dhaceen rabshada iyo Bililiqada loo geysanayo ganacsiga dadka ajaanibta ah gaar ahaan Soomaalida ku nool dalkan.

Waxaa la sheegay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ganacsata Soomaaliyeed ee Suweta ku sugan.

Xasan Cabdi Cali , oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo degan Magaalada Johannesburga yaa xaalada Soomaalida South Afrika ku nool waxaa wareystay Cabdiqani Cali Dalmar oo ka tirsan Radiyaha iyo Shabakada Umada News.

Halkan Hoose ka dhageyso wareysiga

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here