Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas, oo Taakuleyn Caafimaad u Fidiyay siyaasi Cali Sandulle!

DAAWO:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas, oo Taakuleyn Caafimaad u Fidiyay siyaasi Cali Sandulle!

1348
0
SHARE

Kadib markii warbaahinta qaarkood ay baahiyeen xanuunka iyo xaalada gudaha magaalada Hargeysa ku haysata siyaasi Cali Maxamuud Axmed (Cali San Dulle) ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan).

Wasiir Qowdhan oo caafimaad alle uga baryey siyaasi Cali San Dulle ayaa tilmaamay in uu kamid yahay Cali San Dulle shakhsiyaad hore xilal uga soo qabtay maamulka Somaliland kuwaas oo xaalado caafimaad dartood ugu geeriyooday magaalada Hargeysa markii laga dan gaadhay waa sida uu hadalka u dhigaye.

waxaana uu ehelkiisa ugu baaqay in ay soo gaadhsiiyaan deegaanada Puntland si xaaladiisa caafimaad wax looga qabto kadib markii dowladda Puntland ay u fidisay gar gaar caafimaad.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here