Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweynaha Cusub ee Kilinka 5aad oo Talaabooyin Lagu Farxay qaaday!

DAAWO:-Madaxweynaha Cusub ee Kilinka 5aad oo Talaabooyin Lagu Farxay qaaday!

662
0
SHARE

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in la badelayo magaca iyo calanka dowlad deegaanka soomaali ,isagoona sheegay in lagu badelayo magaca “Somali state”.

shacabka soomali

Waxaa sidoo kale isna la soo celinayaa calankii ay ku jirtay xiddigta shanta gees ee hore dowlad deegaanka looga isticmaali jiray,kaas oo la sheegay in ay ansixiyeen baarlamankii ugu horeeyey ee dowlad deegaanka uu yeeshay.

Muuqaal kooban oo shir ay yeesheen laga soo duubay ayaa lagu arkaye iyagoo si wadajir ah masuuliyiinta maamulka dowlad deegaanka u qaadaya heesta “Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku-tiirasanaada.”

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here