Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Somaliland ku eedeyay in ay Taageerto Al-Shabab iyo...

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Somaliland ku eedeyay in ay Taageerto Al-Shabab iyo Daacish

517
0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali, oo khudbad shalay ka jeediyay Munaasabada Ciidul Udxiyada ayaa ka hadlay arimo badan gaar ahaan dhanka Amniga.

Madaxweyne Cabdiwali Gaas, ayaa ku eedeeyay Maamulka Somaliland in ay taageerto Ururada Argagixisada sida Al-SHabaab iyo Daacish.

Madaxweynaha Puntland ayaa ku goodiyay in dhowaan la wiiqo doono awooda Ururada Argagixisada iyo Maamulka Taageera oo uu ula jeeday Somaliland.

Halkan ka daawo Muuqaalka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here