Home Wararka Maanta DAAWO:-Nin Diyaarad ka Xaday Garoonka Seatlle oo ku Burburtay Jariirada Ketron

DAAWO:-Nin Diyaarad ka Xaday Garoonka Seatlle oo ku Burburtay Jariirada Ketron

663
0
SHARE

Shaqaale ka tirsan shirkad diyaaradeed ayaa la baxsaday diyaarad aysan saarnayn wax rakaab ah kaddibna waxay ku burburtay jasiirad aan sida uga foggeyn garoonkii uu kala baxsaday diyaaradda.

Shaaqalahan ayaa diyaaradda kala goostay garoonka diyaaradaha ee Seattle ee waddanka Mareykanka.

Diyaarad kuwa dagaalka ah ayaa ceersatay diyaaradda lakinse lama ogo inuu ka badbaaday iyo in kale diyaaradda uu xadi rabay ee burburtay ninkaasi.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here