Home Wararka Maanta DAAWO:-Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo baaq u diray Maamulada Puntland iyo Somaliland!

DAAWO:-Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo baaq u diray Maamulada Puntland iyo Somaliland!

539
0
SHARE

Ra’isul wasaarahe Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamuud guuleed oo xalay ka qeyb galay Munaasabdda 20 sano guuradda Puntland ayaa fariin nabadeed u diray Maamulada Puntlland iyo Somaliand.

Ra’isul wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya ayaa Maamulka Puntland ku amaanay in ay wax badan qabsadeen isagoo sidoo kale ku booriyay in ay garab istaagan Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Mahdi Guuleed, ayaa Puntland ku amaanay Horumarka ay ka gaadhay dhanka Amaanka iyo Horumarka dhaqaalaha.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here