Home Wararka Maanta SAWIRRO+VIDEO:-Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Garowe!

SAWIRRO+VIDEO:-Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Garowe!

539
0
SHARE

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-goboleedka Puntland.

Ra”iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyey masuuliyiinta dowlad-goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaa lagu wadaa in halkaasi ay kulamo kula qaataan wafdiga ra”iisul wasaaraha madaxda iyo shacabka Puntland, iyadoo maalmaha soo aadan ay kusii sugnaan doonaan deegaanada Puntland.

Wixii warar ah ee kusoo kordha Dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here