Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaasoo wareysi gaar ah siiyay Telafashinka RTN ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan guud ahaan Soomaaliya iyo Puntland.
Geesta kale Cabdiwali Gaas, ayaa wareysiga uu bixiyay waxa uu ku weeraray siyaasi Cali Xaaji Warsame oo mar wasiirka waxbarashada ka soo noqday xukuumada Cabdiwali Gaas.
Gaas ayaa Cali Xaaji ku sifeeyay in uu yahay shaqsi Abaal laawe ah oo xaqiray wanaagii uu u sameeyay markii uu ka dhigay Wasiirka.
Halkan Ka Daawo