Home Wararka Maanta DHAGEYSO WAREYSI:-Siyaasiga Jaamac Feyte oo ka digay xil kororsiga Xukuumada Puntland

DHAGEYSO WAREYSI:-Siyaasiga Jaamac Feyte oo ka digay xil kororsiga Xukuumada Puntland

1793
0
SHARE

Siyaasiga Jaamac ayaanle Feyte, oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland ee ku nool qurbaha gaar ahaan dalka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakada Wararka Umadanews, waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira guud ahaan xaalada Puntlan ay xiligaan ku sugantahay.

Siyaasi Jaamac ayaa si aad ah u dhaliilay xukuumada Puntland ee uu hogaamiye Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, wuxuuna ku sifeeyay wax qabad la’aan mudadii uu xilka hayay,

Feyte ayaa ugu digay Madaxda Puntland Xukuumadda iyo Baarlamaanka in ay iska ilaaliyaan xil kororsi ay sameeyaan , hadii kale ay talaabadaasi ay sababi karta jahwareer ku yimaado guud ahaan deeganada Puntland.

Wareysiga Jaamac ayaanle Feyte, waxaa ka qaaday Cabdiqani Cali Dalmar .

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here