Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Soomaalida Magaalada Bern oo maanta si weyn ugu dabaal dagay munaasabada ciidul...

SAWIRRO:-Soomaalida Magaalada Bern oo maanta si weyn ugu dabaal dagay munaasabada ciidul Fidriga!

722
0
SHARE

Maanta oo ah maalinta 1aad ee Munaasabada Ciidul fadriga, ayaa boqolaal muslimiinta ah waxa ay salaada Ciida ku ogeen Masjidka weyn ee Jaamaca ah ee Magaalada Bern.

Boqolaal Muslimiinta oo wajiyadooda laga dareemayay farxada maalinta ciida iyo sida ay maqsuud ugu yihiin gudashada waajibaadka Bishii barakeysneed ee Ramadan ayaa si wadajir ah salaada u ku wada tukaday Masaajidka.

Sidoo kale waxaa Tukashada Salaada iyo dabaaldaga Munaasabada Ciida qeyb weyn ka ahaa Soomaalida ku nool Gobolka Bern iyo deegaanada ku dhow dhow.

Cabdiqani Cali Dalmar

Bern-Switzerland

Halkan Hoose ku daawo Sawirada


Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here