Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Umadda Soomaaliyeed!

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Umadda Soomaaliyeed!

539
0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uu ugu hambalyeeyay maalinta 1aad ee munaasabada ciidul fidriga.

Farmaajo oo soo duubay muuqaal Video ah ayaa alle waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baryay in ciidaan teeda kale ku gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Halkan Hoose Ka Daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here