Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hambalyada Maalinta Ciidul Fidriga u diray Shacabka Somaliland!

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hambalyada Maalinta Ciidul Fidriga u diray Shacabka Somaliland!

419
0
SHARE

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixe Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan umaddaha muslimiinta gaar ahaa shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabada ciidul fidriga oo beri kow ah.

Muuse Biixi, ayaa shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan alle ugu baryay in uu soonkii ay soo soomeen ka aqbalo isla markaana caafimaad iyo cibaado suuban ku gaaryiiyo.

Halkan ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here