Home Wararka Maanta Dhageyso Cod:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo dhaliilay Laamaha Amaanka ee Dowladda !

Dhageyso Cod:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo dhaliilay Laamaha Amaanka ee Dowladda !

583
0
SHARE

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya, ayaa eedeyn kulul u jeediyay laamaha amaanka ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Xildhibaan Dalxa oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Voa-da ayaa sheegay in mas’uuliyiinta amaanka ee xukuumada Soomaaliya ay indhaha ka qabsadeen waxkaqabashada sugida amniga gudaha .

Dalxa ayaa sidoo kale sheegay in magaalada Muqdisho ay ku soo bateen beegisa iyo dilalka loo geysanayo dadka wax galka u ah Bulshada, isla markaana laamaha amaanka ay ka gaabiyeen in ay wax ka qabtaan.

Halkan Hoose ka dhageyso

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here