Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo gaaray Buuhoodle!

DAAWO:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo gaaray Buuhoodle!

697
0
SHARE

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdiraxmaan Xaaji Cumar Camey ayaa gaaray deegaanka Xamar lagu-xidh  ee ka tirsan Gobolka Ceyn.

Madaxweyne Camey, ayaa safarka waxaa ku wehliyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Puntland waxaana ka mid ah Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la hadlay shacabka deegaanka Xamar lagu-xidh ayaa u sheegay in imaatinkiisa uu daaranyahay sidii uu u ogaanlahaa xaalada nololeed ee shacabka ku dhaqan deegaanka.

Eng. Camey ayaa u sii gudbay Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Ceyn , halkaasi oo la filaya in uu kula kulmo  cuqaasha iyo waxgaradka magaalada ku nool.

Halkan Ka Daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here