Home Wararka Maanta Madaxweynaha Kenya oo Nairobi ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo!

Madaxweynaha Kenya oo Nairobi ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo!

715
0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Uhur Kenya ayaa xarunta Madaxtooyada Kenya waxa uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Mr. Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Kenya waxaana la filayaa  Madaxda Kenya iyo Soomaaliya in ay ka wada hadlaan xidhiidhka labada Dal iyo arrimaha Gobolka.

Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhiggiisa Soomaaliya uu sidoo kale kala hadli doono arimo la xidhiidha joogitaanka ciidanka Amisom ee Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawiradda

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here