Home Wararka Maanta DAAWO:-Muuse Biixi Oo Sheegay In tiro 3 Jeer uu Telefoonka Kula...

DAAWO:-Muuse Biixi Oo Sheegay In tiro 3 Jeer uu Telefoonka Kula Hadlay Farmaajo iyo Cabdiwali Gaas (MAXAASE KA SOO BAXAY)

982
0
SHARE

Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Cabdwali Maxamed Cali in uu yahay qof aan laheen balan.

Muuse Biixi, wuxuu sheegay in tiro sedex jeer ay balan wada dhigteen Madaxweyne Gaas, markii ay u kala dabqaadeen Madaxweyne Farmaajo, iyo Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Nairobi balse dhamaan balamihii ay wada galeen uu Cabdiwali ka baxay .

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here