Home Wararka Maanta DAAWO:-Oradyahan Cabdi Lucky oo Soomaaliyeed ugu qeyb galay Tartanka Copenhagen Marathon...

DAAWO:-Oradyahan Cabdi Lucky oo Soomaaliyeed ugu qeyb galay Tartanka Copenhagen Marathon Oo Wareysi Siiyay Umadanews

676
0
SHARE

Ciyaaryahan Cabdi Daaud Rooble Cabdi Lucky waa ordayahan u dhashay dalka Soomaaliya, todobaadkan waxa uu ka qeyb galay tartanka Copenhagen Marathon kaasi oo lagu soo gabo gabeeyay Dalka Denmark.

Ciyaaryhaan Cabdi Lucky oo ka yimid Dalka Kenya, ayaa guul muhiim ah ka soo hoyay Tartankaasi kadib markii uu galay kaalinta 7aad ,isagoo dhowr ilbiriqsi u soo jirsaday Guuleysataha tartanka.

Hadaba Cabdiqani Cali Dalmar oo Switzerkand ku sugan ayaa wareysi gaar ah la yeeshay Orodyahanka Soomaaliyeed Cabdi Lucky isagoo ku sugan Dalka Swedan.

Halkan Hoos ka daawo ama ka dhageyso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here