Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Gaas oo Abu Dhabi kaga dhawaaqay in Puntland gali karto heshiisyo...

DAAWO:-Madaxweyne Gaas oo Abu Dhabi kaga dhawaaqay in Puntland gali karto heshiisyo Caalami ah!

1256
0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo goor dhow shir jaraa’id saxaafadda Caalamka igu qabtay Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Iskutaga Imaaradka Carabta ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan Federaalka iyo Puntland.

Cabdiwali Gaas, ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu yahay Maamul u madax banaan in uu galio  heshiisyo caalami ah isagoo aan ogolaansho ka rabin Dowladda Dhexe.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in Muqdisho aysan matalin Soomaaliya oo dhan sidaas darteed Puntland ay xaq u leedahay in ay hesho waxa ay dooneyso.

Halkan Hoose Ka Daawo shirka jaraa’id ee uu qabtay Madaxweyne Cabdiwali Gaas

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here