Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Shirkadaha Air Jabuuti iyo Suudaan Airways oo heshiis wada gaaray.

SAWIRRO:-Shirkadaha Air Jabuuti iyo Suudaan Airways oo heshiis wada gaaray.

853
0
SHARE

Waxaan maanta magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan heshiis ku wada gaaray shirkada ah Ari Jabuuti iyo Suudaan Ariways heshiis-kan ayaa waxaa uu dhigayaa in shirkada Ari Jabtuuti ee laga leeyahay Dalka Jabuuti ay Duulimaad toos ah ka bilaawda Dalkana Suudaan iyo walbi inay xarumo ka furato Dalka Suudaan.

Agaasimaha guud ee shirkada Suudaan Ariways Axmed Sati Bajuuru oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu yiri” waxaan aad ugu faraxsanahay maanta in aan la kulmay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Jabuuti waxaana ku tilmaamayaa kulankeena mid adkeenaya Xiriirkeena iyadoo ay jirtay iskaashi inaga dhaxeeyay kal hore tanina waxay ka mid noqonaysaa mid gaarsiisan heerka koowaad waxaan u argnaa anagana in aan ku mideesanahay wax walbo isugooshitaankana waxay cadeyneysaa isku xirka Jabuuti iyo Khartuum si toos ah weliba iyadoo ay ka dhalanayso is dhaxgal Dhaqaale iyo mid Dhaqanba.

Dhanka kale Xoghayaha guud ee Wasaaradda gaadiidka iyo qalabeynta ee Jamhuuriyadda Jabuuti Saciid Nuur Xasan ayaa mahadcelin balaaran u jeediyay Dowladda Suudaan iyo madaxda Suudaan Ariways.

Sido kale Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Suudaan Axmed Cali Barre ayaa asigana sheegay iyagoo ka dhaqaaqaya tilmaamahii Madweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti inay maanta u suurta gashya inay heshiis wada galaan Arijabuuti iyo Suudaan Ariways.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here