Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Faarax Macalin Oo Imaaradka Carabta ku tilmaamay Cadowga Soomaaliyeed!

DHAGEYSO:-Faarax Macalin Oo Imaaradka Carabta ku tilmaamay Cadowga Soomaaliyeed!

563
0
SHARE

Gudoomiye Ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaara ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya dowladdaha shisheeye.

Siyaasi Faarax Macalin ayaa sheegay in ay jiraan dad la shiraya dowladda Imaaraadka Carabta oo uu haatan khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya,isla marakana dowladda Imaaraadka ay tahay mid cadaw ku ah Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here