Home Wararka Maanta DAAWO:- Wasaaradda Gaashandhiga oo Shirkad Imaaraati ah la gashay heshiis Laga Qariyay...

DAAWO:- Wasaaradda Gaashandhiga oo Shirkad Imaaraati ah la gashay heshiis Laga Qariyay Shacabka Soomaaliyeed!

834
0
SHARE

Wasaaradda Gaashandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah oo laga qariyay shacabka Soomaaliyeed, waxa ay la gashay shirkad gaar loo leeyahay oo ka diiwangashan Dalka Imaaradka Carabta oo lagu magacaabo SKA International.

Heshiiskan ayaa Gundhig looga dhigay iyadoo amniga qaranka ay halis galinayan Argagaxiso,Mucaarad hubeysan, qabiil iyo kooxo Maleeshiyaad ah .

Sidoo kale Danta laga leeyahay heshiiskan waxa ay tahay sidii loogu hortagi lahaa caqabadaha soo wajahaya ciidanka Soomaalida , iyo fududeynta saheyda ciidanka Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here