Home Wararka Maanta SAWIRO+VIDEO:-Musharax Maxamed Saciir Moorgan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Garowe!

SAWIRO+VIDEO:-Musharax Maxamed Saciir Moorgan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Garowe!

982
0
SHARE

Musharax Gen. Maxammed Siciid Xirsi (Moorgan) ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Gen. Maxamed Saciid Xirsi Moorgan oo socdaal dhulka ah kaga soo baxay magaalada Qardho ayaa markii uu soo gaaray duleedka bari ee caasimadda Garoowe waxaa ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo boqollaal shacab ah,kuwaasoo mudda saacado ah halkaasi ku sugayey,waxaana musharraxu salaam la dhex qaaday madaxdii iyo shacabkii soo dhoweeyay,isagoo uga mahadceliyay taageerada iyo dhiirri-gelinta ay u muujiyeen.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here