Home Arimaha Bulshada Kooxda Juventus oo Realmadrid Garoonkeda ku Gilgishay balse ka Hartay Champions League.

Kooxda Juventus oo Realmadrid Garoonkeda ku Gilgishay balse ka Hartay Champions League.

457
0
SHARE

Kooxaha Realmadrid iyo Juventus ayaa wada ciyaarey Champions League waxaana halkaa kusoo baxay Realmadrid oo halis u gashay caawa in laga badiyo balse Real ayaa horey usoo shaqaysay oo goolal kayd ah ayaa u yaala bangiga dhibcaha Champions League kuwaasi oo kooxda Juventus Garoonkooda looga soo dhaliyay.

Hadaba suaasha ugu badan ee Taageerayaasha reer Juve waxay ahayd goolkii ugu danbeeyay kaasi oo ahaa mid rigoore aha kana nixiyay kooxda Juve maadama waqtiga uu gaba gaba ahaa iyo waliba kabtanka kooxda ahna boortaha  Buffon ayaa rosa kusii qaatay Murankii goosha rigoorada waxaa taasi ay u sahashay kooxda Real-Madrid inay banaanka oga soo baxdo wareegan halka Juventus na ay ka Hartay.

Real waxay ku biirtay Kooxaha Liverpool Bayermünchen iyo Roma waxaana isku aad ka laqaban doonaa Jimcaha soo socda halkaasi oo lagu ogaandoono sida ay isugu aadi doonan kooxahan u dagaalamaya qaadida koobka Champions League.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here