Home Wararka Maanta DAAWO:- Gaashanle C/naasir Xoosh Maxamed oo mar kale xukun dil ah lagu...

DAAWO:- Gaashanle C/naasir Xoosh Maxamed oo mar kale xukun dil ah lagu riday!

921
0
SHARE

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta mar kale xukun dil ah ku riday G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed oo horey dil ugu geestay Taliye ku xugeenkii ciidanka badda Soomaaliya Generaal Siciid Mariino .

Liibaan ali yarow oo ah Gudoomiyaha Maxkamada sare Ciidamada Qalabka sida ayaa akhriyay warqada xukunka ah.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa horey xukun dil ah ugu riday Sargaalkan katirsanaa ciidanka Badda Soomaaliya, waxaana mar kale Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka side Xukun dil ah ku riday G/sare Xoosh.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here