Home Wararka Maanta DAAWO:-Boqor Burhaan Oo Ku Baaqay In la dhameeyo Khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya!

DAAWO:-Boqor Burhaan Oo Ku Baaqay In la dhameeyo Khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya!

423
0
SHARE

Boqor Burhaan Boqor Muuse, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa baaq u diray Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Boqorka ayaa ugu baaqay Baarlamaanka iyo xukuumadda in ay dhameeyan khilaafka ka dhex jira.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here