Home Wararka Maanta DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwad Ay Soomaaliya Qaramada Midoobay U Gudbisay.

DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwad Ay Soomaaliya Qaramada Midoobay U Gudbisay.

918
0
SHARE

Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa si kulul waxa uu ugu jawaabay dacwad ay dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka gudbisay dowladda isku-tagga imaaradka Carabta.

Sacad ayaa sheegay dacwada ay Soomaaliya gudbisay in ay tahay mid dhibaato ku ah wadahadalada u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here