Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Digil iyo Mirifle oo Gudd. Jawaari ka codsaday...

MUUQAAL:-Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Digil iyo Mirifle oo Gudd. Jawaari ka codsaday in uu deg deg Isku Casilo!

734
0
SHARE

Mudanayaal katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo goordhaw shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa baaq u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaanada maanta kulanka ku yeeshay Muqdisho oo gaaraya sodomeeyo ayaa kulankooda uga hadlay  mooshin laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Waxa ay sheegeen Xildhibaanadan in ay taageersan yihiin Mooshinka laga keenay Jawaari , waxa ayna ugu baaqeen in uu is casilo si meesha uga baxdo khilaafka Baarlamaanka ka dhax aloosan.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here