Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Gudoomiye Jawaari oo Beeniyay In uu iscasili doono wuxuu codsaday in cod...

MUUQAAL:-Gudoomiye Jawaari oo Beeniyay In uu iscasili doono wuxuu codsaday in cod loo qaado!

733
0
SHARE

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxa uuna ka hadlay mooshinka ay xildhibanao katirsan Baarlamanaka kasoo gudbiyeen.

Jawaari ayaa sheegay in uu aqbalay Mooshinka Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ka keeneen, waxa uuna sheegay in uu cod ku yimid markiisa hore hana uu ku baxayo cod.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa meesha ka saarty Warar warbaahinta laga baahiyay oo sheegayay in uu is casilayo, waxa uuna warkaasi ku tilmaamay Jawaari riyo aan rumoobeyn.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here