Home Wararka Maanta DAAWO:-Aqalka Sare Oo Gudi u saaray xalinta khilaafka ka dhex taagan Gudoonka...

DAAWO:-Aqalka Sare Oo Gudi u saaray xalinta khilaafka ka dhex taagan Gudoonka Golaha Shacabka !!

666
0
SHARE

Aqalka sare Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa gudi 7 xubnood ah u saaray khilaafka ka dhex jiray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Mudey iyo Ra’isul wasaare xasan Cali Kheyre.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta lagu soo qaaday xalinta isfaham waaga ka dhex jiray Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xoghayaha Golaha Aqalka Sare ayaa Gudi u saaray xalinta khilaafka ka dhex jira Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

Magacyada Guddiga uu magacaabay Golaha sare ayaa kala ah

1. Sen. Cabdi Xaashi Cabdulaahi                          =Gudoomiye
2. Sen. Mowliid Xuseen Guhaad                            =Xubin
3. Sen. Zamzam ibraahim Cali                              =Xubin
4. Sen. Cabdi Xasan Cawaale                               =Xubin
5. Sen. Maxamuud Axmed Mashruuc                    =Xubin
6. Sen. Maxamed Aamiin Sh. Cisman                    =Xubin
7. Sen. Muxiyadiin Sheekh Cali Jaamac                  =Xubin

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here