Farshaxamiiste weyn ee degan dalka Canada Amin Arts Maxamed ayaa sawir gacmeed ka sameeyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Proff. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Amin Arts ayaa sameeyay sawir uu ku cabirayo sida uu dastuurka Soomaaliya ugu tunta Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh .
Halkan Hoose ka daawo