Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa Caawa laga joojiyay Kulan uu sheegay in uu ku lahaa Hotel Saxafi , waxa uuna sheegay in uu ka joojiyay Taliyaha NISA
Maamulka Hotel Saxafi ayaa ku war galiyayw Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame in uu Baajiyo Kulanka sida uu sheegay
Maamulka Hoteelka oo hay’adda ka codsaday sababta baajinta ayaan loo sheegin wax sabab ah, laakiin lagu amray in ay joojiyaan kulankaas.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah xisbiga Wadajir ayaa arrintaasi kusoo daabacey baraha bulshada
Warkan ayaan wali la xaqiijin marka laga reebo Siyaasiga Cabdi Raxmaan oo ku soo qoray Facbuugiisa