Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Hore ee Jaaliyada Puntland ee Switzerland Drs. Luul Digriyow oo Taageertay...

Gudoomiyihii Hore ee Jaaliyada Puntland ee Switzerland Drs. Luul Digriyow oo Taageertay Doorashada Gudoomiyaha Cusub Jaaliyada Puntland Cabdulaahi Yuusuf

706
0
SHARE

Gudoomiyihii hore ee Jaaliyadda Puntland ee Switzerland ahne Maamada Jaaliyadaha Puntland ee Qaarada Yurub Drs. Luul Maxamed Digriyow ayaa  Taageertay oo mid sharci ah ku tilmaamtay Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda Puntland Cabdulaahi Axmed Yuusuf.

Drs. Luul Digriyow ayaa sheegtay doorashii maanta ka dhacday Magaalada Freiburg in ay tahay mid sax ah oo wakhtigeeda timid, waxeyna shacabka reer Puntland ka codsatay in ay la shaqeeyaan masuulka la doortay.

Ugu danbeyntii waxa ay ugu  hambalyeeysay Gudoomiyaha xilka loo doortay sidoo kale Luul Digriyoow ayaa alle ugu barisay Gudoomiyaha Cusub in uu u alle la garab galo oo u  fududeeyo xilka loo doortay!

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here