Home Wararka Maanta DAAWO:-Muxaafid iyo Mucaarad oo u Midoobay Difaaca Sharafta Madaxweynaha Soomaaliya

DAAWO:-Muxaafid iyo Mucaarad oo u Midoobay Difaaca Sharafta Madaxweynaha Soomaaliya

1878
0
SHARE

Qaar ka tirsan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ,Xildhibaano iyo Senator Ayuub ayaa si kulul ugu jawaab celiyay aflagaado loo geystay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Warbaahinta Imaaraadka Carabta iyo qaar ka tirsan Shacabka Dalkaasi ee isticmaalo Aaladaha Bulshada ku kulanta ay ku kulanto ayaa aflagaado aan loo meel dayin u jeediyay Sharafta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Xildhibaana Axmed Macalin Fiqi, XIldhibanaan Mahad Salad ,Senator Ayuub Sheekh , Madaxweynihii hore ee Gal-mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa barahooda bulshada ku difaacay Madaxweyne Farmaajo.

Halkan Hoose ka Daawo Jawaab celinta Siyaasiyiinta Soomaaliyeed

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here