Home Wararka Maanta Sawirro:-Xagee Marayaa Gurmadkii Lagu Badbaadinayay Hantida Saaran Al-xafiis.

Sawirro:-Xagee Marayaa Gurmadkii Lagu Badbaadinayay Hantida Saaran Al-xafiis.

995
0
SHARE

Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, waxaa ka socda dadaalo kala duwan oo lagu badbaadinaayo doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso.

Doontaan oo cilad ku timid, ayaa loo diiday inay  ku xirato Dakadda Magaalada Boosaaso, kadibna waxa ay ku caarisay meel ka baxsan dakadda, iyadoo biyaha badda dul sabeynaysa.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here