Home Wararka Maanta Sawirro:-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Oo la Kulmay Safiirka Qadar Somalia u Fadhiya

Sawirro:-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Oo la Kulmay Safiirka Qadar Somalia u Fadhiya

455
0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Oo Maalmahaan howlo shaqo Ku jooga Muqdisho ayaa kulan LA qaatay  Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya mudane Xasan Xamza, Iyo Mas’uuliyiin Ka kala socday Hey’adda Jidadka Qadar iyo hey’adda lagu wado in dhowaan ay bilowdo dhismaha Wadada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, waxaana ay Ka wada hadleen arrimo kale duwan Oo quseeya Horumarinta Deegaanada Hirshabelle.

Ugu horeyn Madaxweyne Waare ayaa Ka mahadceliyay caawimaada Dowladda Qadar ee Soomaaliya gaar ahaan Mashruucani lagu  Dhisayo Wadadaasi Oo muhiim u ah Dadka Reer Hirshabelle iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed, waxaana  Uu sharaxaad Ka siiyay Hirshabelle Juqraafi ahaan halka Soomaaliya ay kaga taalo, iyo kheyraadka eebe Uu Ka maneystay, iyo  fursadaha maalgashi ee Ka jira Dowlad Goboleedka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here